Qaamuuska Asalka

si

(-iyaabo/-iyaalo, m.l)
MagacDhexdhexaad

1. Sah lagu suganyahay ama la yahay. 2. Hab; han-naan. 3. Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.