Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shuqul

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Shaqo; hawl.

Erayo la-mid ah

shuqee1. Ul afkeed iwm wax ku mudmudid. 2. Badar si ishu uga baxdo…shuqlanWax la shuqliyey ahaansho. ld shuqloon.shuqlanaanld shuqlanaansho, shuqloonaan, shuqloo-naansho.shuqlanaansho/dh ld shuqlanaan.shuqliCid hawl gelin.shuqloonaansho/dh ld shuqlanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms