Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shuqee

(-qeeyay, -qaysay)
Falg2

Macnaha

1. Ul afkeed iwm wax ku mudmudid. 2. Badar si ishu uga baxdo aayar kal ku tumid.

Erayo la-mid ah

shuqlanWax la shuqliyey ahaansho. ld shuqloon.shuqlanaanld shuqlanaansho, shuqloonaan, shuqloo-naansho.shuqlanaansho/dh ld shuqlanaan.shuqliCid hawl gelin.shuqloonaansho/dh ld shuqlanaan.shuqulShaqo; hawl.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms