Qaamuuska Asalka
shukayso
(-stay, -satay)Falmg3
Macnaha
Haweeney shuko xirasho.
Erayo la-mid ah
shukaami1. Haweenay xodxodasho. 2. Qof qalqaalin. 3. Doon, markab iw…shukaaminld shu-kaamis.shukaan1. Meesha uu fariisto qofka wada baabuur, markab,dayuurad iw…shukaansashold shukaansasd, shukaansi.shukaanso1. Hawee-ney xodxodasho. 2. Cid qalqaalsasho.shukaysanNaag wax shuko gashan ahaansho.shukaysashold shu-kaysad.shukaysnaanld shu-kaysnaansho.

