Qaamuuska Asalka
shukaami
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Haweenay xodxodasho. 2. Qof qalqaalin. 3. Doon, markab iwm wadid.
Erayo la-mid ah
shukaaminld shu-kaamis.shukaan1. Meesha uu fariisto qofka wada baabuur, markab,dayuurad iw…shukaansashold shukaansasd, shukaansi.shukaanso1. Hawee-ney xodxodasho. 2. Cid qalqaalsasho.shukaysanNaag wax shuko gashan ahaansho.shukaysashold shu-kaysad.shukaysnaanld shu-kaysnaansho.shukaysnaansho/dh ld shukaysnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
