Qaamuuska Asalka
shoolad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Markabka meesha qiiqu ka baxo. 2. Dhuun kasta oo dheer korna u taagan oo qiiqa kor u saarta. 3. Qalab bir ka samaysan, gaas ku shaqeeya oo wax lagu karsado.
Erayo la-mid ah
shoob1. Xarrago; mardaadi. 2. Sh. ah: neef ari ah oo leh qoobab c…shoobCid mardaadiyid.shoodWeel bir ka samaysan oo badarka iwm lagu beegto, una dhigant…shoofanisamCaadifad muujinayso in qofku uu si daran u aaminsan yahay in…shoogXaalad cudureed la socota marka cadaadiska dhiigwareegga uu …shookad1. Bar yar, cad oo isha dhexdeeda (birteeda) ku samaysanta. …shookiSaldhig boolis.shooko1. Qalab bir ah oo af godan leh, yaambadana u eg oo geedaha …

