Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shoog

(daaw.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Xaalad cudureed la socota marka cadaadiska dhiigwareegga uu aad hoos ugu dhaco oo uu dhiiggu gaari waayo soohyada.

Erayo la-mid ah

shoob1. Xarrago; mardaadi. 2. Sh. ah: neef ari ah oo leh qoobab c…shoobCid mardaadiyid.shoodWeel bir ka samaysan oo badarka iwm lagu beegto, una dhigant…shoofanisamCaadifad muujinayso in qofku uu si daran u aaminsan yahay in…shookad1. Bar yar, cad oo isha dhexdeeda (birteeda) ku samaysanta. …shookiSaldhig boolis.shooko1. Qalab bir ah oo af godan leh, yaambadana u eg oo geedaha …shoolFaanid (cid).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms