Qaamuuska Asalka
shimbirmalab
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Shimbir yar oo dayn hilatada u eg lana eg oo dadka tusta meesha malabku ku jiro iyo bahallada halista ah.
Erayo la-mid ah
shimbir/dh Cudur ku dhaca dadka iyo xoolaha oo afka qallociya.shimbir1. Qayb ka mid ah lafdhabarleyda, oo ugax dhasha, oo dhiig k…shimbircalooloCudur xiidmaha iyo caloosha geela uga dhaca.shimbirlibaax1. Shimbir af madow oo dhuuban leh, shimbiraha kalena cunta.…shimbiryaxaasShimbir aan laga ag waayin yaxaaska oo cunta xasharaadka yar…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
