Qaamuuska Asalka
shimbircaloolo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Cudur xiidmaha iyo caloosha geela uga dhaca.
Erayo la-mid ah
shimbir/dh Cudur ku dhaca dadka iyo xoolaha oo afka qallociya.shimbir1. Qayb ka mid ah lafdhabarleyda, oo ugax dhasha, oo dhiig k…shimbirlibaax1. Shimbir af madow oo dhuuban leh, shimbiraha kalena cunta.…shimbirmalabShimbir yar oo dayn hilatada u eg lana eg oo dadka tusta mee…shimbiryaxaasShimbir aan laga ag waayin yaxaaska oo cunta xasharaadka yar…

