Qaamuuska Asalka
shiikh
(-khyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Nin diinta aad wax uga yaqaan; caalim. 2. Sh. ah: neef ido ah oo wada cad. ld sheekh.
Erayo la-mid ah
shiicaDugsi ka mid ah dugsiyada fiqiga islaamka.shiiciSh. ah: qof nidaamka shiicada raacsan.shiid1. Dhar dun adag, midabyo badan oo dumarku qaato. 2. (-dad, …shiid/mg1 (-day, -dday) 1. (f.g) Cid dhagax ku tuurid. 2. (f.g) W…shiidaadiCid dhibaatayn.shiidaadoKulan la isugu yimaad xus, aroos iwm.shiidanWax la shiiday ahaansho.shiidanBadar iwm wax la shiiday noqosho.

