Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shiid

(-dad, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhar dun adag, midabyo badan oo dumarku qaato. 2. (-dad, ml.) Laba dhagax oo isku dul wareega oo badarka lagu ridqo. 3. Dhagax.

Erayo la-mid ah

shiicaDugsi ka mid ah dugsiyada fiqiga islaamka.shiiciSh. ah: qof nidaamka shiicada raacsan.shiidaadiCid dhibaatayn.shiidaadoKulan la isugu yimaad xus, aroos iwm.shiidanBadar iwm wax la shiiday noqosho.shiidanWax la shiiday ahaansho.shiidnaanld shiid-naansho.shiidnaansho/dh ld shiidnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms