Qaamuuska Asalka
shaqala'aan
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xaaladda uu ku sugan yahay qof shaqo uu wax ka tacbado aan haysan.
Erayo la-mid ah
shaqaabad1. Rabsho; buuq. 2. Sh. ah: qof dhib badan.shaqaale1. Qof cid ama hay'ad u shaqeeya oo mushaar ka qaata. 2. Qof…shaqaaqoRabsho; buuq; shil.shaqaawisNooc ka mid ah libaax-badeedka.shaqadSh. leh: ri' midab bar madow iyo bar cad isugu jira leh.shaqal(nax.) Xaraf keligii lagu dhawaaqi karo oo intii la doono la…shaqal1. Wax shaqal ku qurxin. 2. Xuruuf carabi ah xarako u yeelid…shaqalSharrax lagu qurxiyo weelasha, albaabada, dariishadaha iwm.

