Qaamuuska Asalka
shaqal
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Sharrax lagu qurxiyo weelasha, albaabada, dariishadaha iwm.
Erayo la-mid ah
shaqaabad1. Rabsho; buuq. 2. Sh. ah: qof dhib badan.shaqaale1. Qof cid ama hay'ad u shaqeeya oo mushaar ka qaata. 2. Qof…shaqaaqoRabsho; buuq; shil.shaqaawisNooc ka mid ah libaax-badeedka.shaqadSh. leh: ri' midab bar madow iyo bar cad isugu jira leh.shaqala'aanXaaladda uu ku sugan yahay qof shaqo uu wax ka tacbado aan h…shaqali'iWaayitaanka la waayo wax laga shaqeeyo.shaqaqoridShaqo siinta qof shaqo la siiyo. ld shaqaqoris.

