Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shamiinto

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Budo marka lagu qaso ciid, nuurad iwm dhagxanta, bulukeetiyada iwm ee wax lagu dhisayo la iskula qabto.

Erayo la-mid ah

shamac1. Xanjo shinnidu samaysato oo malabka ku kaydsato. 2. Ul dh…shamalNooc cayaaraha shacbiga ka mid ah oo jiib, jaan iyo sacab la…shambiCurri.shambisgeysGeedgaab aan qodax lahayn oo daawo laga sameeyo.shamiinteeWax shamiinto marin.shammaalDabayl xilliga xagaaga ah woqooyi ka timaadda.shammirMeel cammirid (dad).shamradQolalka guriga kan sariirtu taal oo la seexdo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms