Qaamuuska Asalka
shamac
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xanjo shinnidu samaysato oo malabka ku kaydsato. 2. Ul dhuuban oo xayr ka samaysan oo inta dhexda dun ama wax u eg laga geliyo la daaro ama shidma. ld shimic, shumac.
Erayo la-mid ah
shamalNooc cayaaraha shacbiga ka mid ah oo jiib, jaan iyo sacab la…shambiCurri.shambisgeysGeedgaab aan qodax lahayn oo daawo laga sameeyo.shamiinteeWax shamiinto marin.shamiintoBudo marka lagu qaso ciid, nuurad iwm dhagxanta, bulukeetiya…shamiintoIskujir budaysan oo ka kooban silikeytyada iyo luumineytyada…shammaalDabayl xilliga xagaaga ah woqooyi ka timaadda.shammirMeel cammirid (dad).

