Qaamuuska Asalka
shakaalan
(-lnaa, -lnayd)Falmg4
Macnaha
Wax la shakaalay ahaansho.
Erayo la-mid ah
shakaalDhinaca ka soo horjeeda xagasha qumman ee saddex-xagal qumma…shakaal/mg1 (-aalay, -aashay) 1. (f.g) Faras, geel, iyo baqal laba …shakaal1. Summad alif gudban ah oo xoolaha looga sunto addinka hore…shakaalnaanld sha-kaalnaansho.shakaalnaansho/dh ld shakaalnaan.shakadSuun shiraac ama harag ka samaysan oo jeebab badan leh xabba…shakamadSuun dun bulush ah leh oo fardaha madaxa loogu xiro qurux aw…shakamadeeFaras shakamad ku xirid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
