Qaamuuska Asalka
shakaal
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Summad alif gudban ah oo xoolaha looga sunto addinka hore. 2. Xiridda faras, geel, iyo baqal laba lugood oo isku dhan ah xarig iwm looga xiro. 3. Celinta gacan jaban ama dhaawacan lagu celiyo xarig qoorta suran.
Erayo la-mid ah
shakaalanWax la shakaalay ahaansho.shakaalnaanld sha-kaalnaansho.shakaalnaansho/dh ld shakaalnaan.shakadSuun shiraac ama harag ka samaysan oo jeebab badan leh xabba…shakamadSuun dun bulush ah leh oo fardaha madaxa loogu xiro qurux aw…shakamadeeFaras shakamad ku xirid.shakhsi1. Qof. 2. Sh. ah: khaas ah; fardi ah.shakhsiyadTayada dadnimo ee qof leeyahay.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
