Qaamuuska Asalka
seeto
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Xiridda la isku xiro labada addin oo hore ee awrka. 2. Xargaha awrta lagu seeteeyo.
Erayo la-mid ah
seetadheeree1. U s.: awr dabar u dheerayn. 2. U s.: cid muddo dheer u sa…seetaysanWax la seeteeyey ahaansho.seetaysashold seetay-sad, seetaysi.seetaysnaanld see-taysnaansho.seetaysnaansho/dh ld seetaysnaan.seetaysoAwr seeto ku xirasho.seeteeAwr si uusan u fogaan labada addin oo hore xarig uga xirid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
