Qaamuuska Asalka
seetayso
(-stay, -satay)Falmg3
Macnaha
Awr seeto ku xirasho.
Erayo la-mid ah
seetadheeree1. U s.: awr dabar u dheerayn. 2. U s.: cid muddo dheer u sa…seetaysanWax la seeteeyey ahaansho.seetaysashold seetay-sad, seetaysi.seetaysnaanld see-taysnaansho.seetaysnaansho/dh ld seetaysnaan.seeteeAwr si uusan u fogaan labada addin oo hore xarig uga xirid.seeto1. Xiridda la isku xiro labada addin oo hore ee awrka. 2. Xa…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
