Qaamuuska Asalka
sayaxsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax gabaddano ku qoyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
sayaaqQof ka shaqeeya farsamaynta dahabka, qalinka iwm.sayanooko-baalaminMadoo-baashada maqaarka iyo xuubabka daboola daloolalada jir…sayax1. Qoyaanka gabaddanadu keento; dharab. 2. ld sayaxid.sayax(juqr.) Dhammaadka fud baraf, kolka herkulku kor uga kaco ba…sayaxWax gabaddano ku qoyid.sayaxe(fiis.) Walax ka nuugi karta biyaha atomosfiyeerka.sayaxidld sayax¹.sayaxsanaanld sayax-sanaansho.

