Qaamuuska Asalka
sayaxe
(-xayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(fiis.) Walax ka nuugi karta biyaha atomosfiyeerka.
Erayo la-mid ah
sayaaqQof ka shaqeeya farsamaynta dahabka, qalinka iwm.sayanooko-baalaminMadoo-baashada maqaarka iyo xuubabka daboola daloolalada jir…sayax1. Qoyaanka gabaddanadu keento; dharab. 2. ld sayaxid.sayax(juqr.) Dhammaadka fud baraf, kolka herkulku kor uga kaco ba…sayaxWax gabaddano ku qoyid.sayaxidld sayax¹.sayaxsanWax gabaddano ku qoyey ahaansho.sayaxsanaanld sayax-sanaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
