Qaamuuska Asalka
sargad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Ul yar oo badanaa qoyan. ld serged.
Erayo la-mid ah
sargaal1. Qof madax ah oo maamul dawladeed haya. 2. Qof ciidanka qa…sargaanUl yar oo dhuuban. ld sarwaan.sargadaynld sergedeyn.sargadaysanWax ul yar lala dhacay ahaansho. ld sergedeysan.sargadaysnaanld sargadaysnaansho, sergedeysan, sergedeysnaansho.sargadaysnaansho/dh ld sargadays-naan.sargadeeNafley ul yar la dhicid. ld sergedee.sargafHilib saafan oo la dubay; naas.

