Qaamuuska Asalka
sargaal
(-llo/saraakiil, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qof madax ah oo maamul dawladeed haya. 2. Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo xiddigo leh. ld sarkaal.
Erayo la-mid ah
sargaanUl yar oo dhuuban. ld sarwaan.sargadUl yar oo badanaa qoyan. ld serged.sargadaynld sergedeyn.sargadaysanWax ul yar lala dhacay ahaansho. ld sergedeysan.sargadaysnaanld sargadaysnaansho, sergedeysan, sergedeysnaansho.sargadaysnaansho/dh ld sargadays-naan.sargadeeNafley ul yar la dhicid. ld sergedee.sargafHilib saafan oo la dubay; naas.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
