Qaamuuska Asalka
sanqartirasho
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Eeg: shanqartirasho
Sidoo kale eeg:shanqartirasho
Erayo la-mid ah
sanqarJabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar¹, s…sanqarsamayn. ld shanqar², sharqan².sanqariKa s.: wax sanqar ka yeersiin. ld shanqari, sharqami.sanqaridld shanqarid, sharqamid.sanqarinld shanqarin, sharqamin.sanqaroorSanka ushiisa kore.sanqaroormadowS. ah: miro yicibeed oo gahayr ah oo aan weli qallalin.sanqatabGoodir lab.

