Qaamuuska Asalka
sanqar
(-ro, ml.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Jabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar¹, sharqan¹, sharqar¹.
Erayo la-mid ah
sanqariKa s.: wax sanqar ka yeersiin. ld shanqari, sharqami.sanqaridld shanqarid, sharqamid.sanqarinld shanqarin, sharqamin.sanqaroorSanka ushiisa kore.sanqaroormadowS. ah: miro yicibeed oo gahayr ah oo aan weli qallalin.sanqatabGoodir lab.sanqoDaloolka ay isaga furanyihiin sanka iyo afka oo codku ka soo…sanqoU s.: iyadoo la dhaqaajinayo muruqyada wejiga iyo sanka cid …

