Qaamuuska Asalka
sannaar
(-ray, -rtay)Falg1
Macnaha
Si joogto ah u qaylin.
Erayo la-mid ah
sannaabaynld sannahaabayn.sannaabeeCunto yar oo aan ku filnayn qof weyn siin. ld sannahaabee.sannaaboCunto yar oo aan qof weyn ku filnayn. ld sannahaabo.sannaadiS. ah: qof kibir badan.sannaari1. Ka s.: nafley ka qaylisiin. 2. Ka s.: wax ka dhawaajin.sannad/dh (-do, m.l) Waqti hal mar dhulku qorraxda ku wareego oo u…sannad-ifSocodka uu sameeyo ilyska sannadkiiba.sannadguuroXus la sameeyo sanadkiiba mar iyadoo lagu maamuusayo dhacdo …

