Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sannaadi

MagacLafdheeri

Macnaha

S. ah: qof kibir badan.

Erayo la-mid ah

sannaabaynld sannahaabayn.sannaabeeCunto yar oo aan ku filnayn qof weyn siin. ld sannahaabee.sannaaboCunto yar oo aan qof weyn ku filnayn. ld sannahaabo.sannaarSi joogto ah u qaylin.sannaari1. Ka s.: nafley ka qaylisiin. 2. Ka s.: wax ka dhawaajin.sannad/dh (-do, m.l) Waqti hal mar dhulku qorraxda ku wareego oo u…sannad-ifSocodka uu sameeyo ilyska sannadkiiba.sannadguuroXus la sameeyo sanadkiiba mar iyadoo lagu maamuusayo dhacdo …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms