Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sandulle

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dalool sanka lo'da laga dalooliyo oo bir laga geliyo si xarigga lagu hoggaaminayo loogu xiro. 2. S. ah: qasab; xoog.

Erayo la-mid ah

sandaal/dh (-llo, m.dh) 1. Gafuurka xoolaha. 2. Hoggaan.sandahanQof, qof kale wax siintiisa u jajaban.sandahnaanegg sandahnaan. ld sandahnaansho.sandahnaansho/dh ld sandahnaan.sandal1. Geed dheer oo ka baxa Aasiya, Ostaraaliya iyo jasiiradaha…sandaleeleQof hoodaddo sameeya. ld sandameeme.sandaleeleeQof hoodaddeyn.sandulleeCid qasbid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms