Qaamuuska Asalka
sandal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Geed dheer oo ka baxa Aasiya, Ostaraaliya iyo jasiiradaha Badweynta Deggan oo udgoon, waxaana laga sameeyaa santuukhyada qoraalka lagu xardho, ulaha babbisyada iyo saqafaha. 2. Dhir udgoon iyo saliid la isku qooshey oo raggu oogada marsado.
Erayo la-mid ah
sandaal/dh (-llo, m.dh) 1. Gafuurka xoolaha. 2. Hoggaan.sandahanQof, qof kale wax siintiisa u jajaban.sandahnaanegg sandahnaan. ld sandahnaansho.sandahnaansho/dh ld sandahnaan.sandaleeleQof hoodaddo sameeya. ld sandameeme.sandaleeleeQof hoodaddeyn.sandulle1. Dalool sanka lo'da laga dalooliyo oo bir laga geliyo si x…sandulleeCid qasbid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
