Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saloogan

(-gmay, -gantay; -gmi)
Falmg1

Macnaha

Xarig iwm wax isku marmay noqosho. 2. Nafley caato noqosho.

Erayo la-mid ah

saloogXarig iwm isku soohid.saloog1. Wax dheer oo taagan. 2. Geed dheer oo aan laamo iyo calee…saloogidld saloog¹ (3).saloognaanld saloog-naansho.saloognaansho/dh ld saloognaan.salool1. Hilib odkac ah oo subaggii laga miiray. 2. Badar, raran k…saloolHilib salool ka dhigid.saloolashold saloolad.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms