Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saloog

(-gay, -gtay)
Falg1

Macnaha

Xarig iwm isku soohid.

Erayo la-mid ah

salooganXarig iwm wax isku marmay noqosho. 2. Nafley caato noqosho.salooganXarig iwm wax la soohay ahaansho.saloogidld saloog¹ (3).saloognaanld saloog-naansho.saloognaansho/dh ld saloognaan.salool1. Hilib odkac ah oo subaggii laga miiray. 2. Badar, raran k…saloolHilib salool ka dhigid.saloolashold saloolad.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms