Qaamuuska Asalka
salfudud
(-daa, -dayd)Falmg4
Macnaha
Qof wuxuu samaynayo aan ka fiirsan ahaansho.
Erayo la-mid ah
salfarCuriye kiimiko ah oo summaddiisu tahay (S) atamka culays-kii…salfiyuurik-asiidh(H2SO4) Hoor saliidda u eg oo midablaawe ah, laguna diyaariy…salfudaansho/dh ld salfududaan.salfudaydDabeecad salfudayd iyo samir la'aan leh. ld salfududaan.salfududaanld sal-fudayd, salfududaansho.salfududaansho/dh ld salfududaan.

