Qaamuuska Asalka
salfar
(kiim.)MagacLafdheeri
Macnaha
Curiye kiimiko ah oo summaddiisu tahay (S) atamka culays-kiisuna yahay 16 oo midab hurdi ah leh oo macdanta ama dhagxaanta karkarin looga miiro waxyaalo badanna lagu qabsado.sallax-barafeed
Erayo la-mid ah
salfiyuurik-asiidh(H2SO4) Hoor saliidda u eg oo midablaawe ah, laguna diyaariy…salfudaansho/dh ld salfududaan.salfudaydDabeecad salfudayd iyo samir la'aan leh. ld salfududaan.salfududQof wuxuu samaynayo aan ka fiirsan ahaansho.salfududaanld sal-fudayd, salfududaansho.salfududaansho/dh ld salfududaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
