Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sakaraad

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xanuun aad u daran. 2. S. ah: nafley xaaladdeedu aad u liidato oo geeri halis u ah.

Erayo la-mid ah

sakaarBartamaha xabadka halka ay feeraha sare isaga yimaadaan.sakaarjabLegriix.sakadDaaro badan oo is haysta oo aan dariiq u dhexeyn. ld seked.sakalMeel ciriiri ah. ld shakal¹.sakalMeel ciriiri ah wax gelin. ld shakal².sakalidld shakalid.sakar1. Dhulbeereedka barna la abuurto barna la dego. 2. Oodda re…sakareedTubaako shiidan oo xaashi qafiif ah lagu shubay oo la qiijiy…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms