Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sakal

(-lo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Meel ciriiri ah. ld shakal¹.

Erayo la-mid ah

sakaarBartamaha xabadka halka ay feeraha sare isaga yimaadaan.sakaarjabLegriix.sakadDaaro badan oo is haysta oo aan dariiq u dhexeyn. ld seked.sakalidld shakalid.sakar1. Dhulbeereedka barna la abuurto barna la dego. 2. Oodda re…sakaraad1. Xanuun aad u daran. 2. S. ah: nafley xaaladdeedu aad u li…sakaraadNafley jirran, wax naftu dhibayso noqosho.sakareedTubaako shiidan oo xaashi qafiif ah lagu shubay oo la qiijiy…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms