Qaamuuska Asalka
sagaara-furdug
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Nooc sagaarada ka mid ah oo aad u waaweyn; kuna nool dhulka carro madowga ah.
Erayo la-mid ah
sagaalTirada siddeedda iyo tobanka u dhexeysa; “9”.sagaalaad1. Maalinta bisha Arrafo sagaalka tahay oo muslimiintu xajin…sagaalaadTirada jagaalaha ah, kan u dhigma sagaalka.sagaalleXaashi turub oo sagaal dhibcood leh.sagaarasaloolGeedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban iyo calee…sagaaroNooc ugaarta yaryar ka mid ah, dhawr jaad u kala baxda oo ke…sagaaromuriNooc sagaarada ka mid ah kana yara waaweyn oo leh midab ciir…sagaashameeyeTiro qiyaas ahaan sagashan u dhow. ld sagaashameeyo, sagaash…

