Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sagaalaad

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Maalinta bisha Arrafo sagaalka tahay oo muslimiintu xajinaysaa banka carrafo taaganyihiin. 2. Roob da'ay maalintiisa sagaalaad ee riibigu kaco.

Erayo la-mid ah

sagaalTirada siddeedda iyo tobanka u dhexeysa; “9”.sagaalleXaashi turub oo sagaal dhibcood leh.sagaara-furdugNooc sagaarada ka mid ah oo aad u waaweyn; kuna nool dhulka …sagaarasaloolGeedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban iyo calee…sagaaroNooc ugaarta yaryar ka mid ah, dhawr jaad u kala baxda oo ke…sagaaromuriNooc sagaarada ka mid ah kana yara waaweyn oo leh midab ciir…sagaashameeyeTiro qiyaas ahaan sagashan u dhow. ld sagaashameeyo, sagaash…sagaashanTiro ka kooban sagaal meelood oo min toban ah; sagaal tobnaa…
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms