Qaamuuska Asalka
saari
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Maro badanaa xariir ah oo dumarka hindidu qaataan oo guntiino iyo hagoogba u ah.
Erayo la-mid ah
saar1. (bot.) Dhirta faalasha nooc ka mid ah oo caleemo yaryar i…saar1. Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid. 2. Ka s.: wax meel ka…saaranWax meel dhulka ka sarreysa la dhigay ahaansho.saarasaareGeed faalala, leh caleemo iyo laamo jiljilicsan oo dhirta ka…saardiinKalluun badeed lullumada u eg oo badanaa la qasacadeeyo.saariqQof wax xada; tuug.saarnaanld saar-naansho.saarnaansho/dh ld saarnaan.sabarad

