Qaamuuska Asalka
saarasaare
(-rayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Geed faalala, leh caleemo iyo laamo jiljilicsan oo dhirta kale ku saaqa.
Erayo la-mid ah
saar1. (bot.) Dhirta faalasha nooc ka mid ah oo caleemo yaryar i…saar1. Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid. 2. Ka s.: wax meel ka…saaranWax meel dhulka ka sarreysa la dhigay ahaansho.saardiinKalluun badeed lullumada u eg oo badanaa la qasacadeeyo.saariMaro badanaa xariir ah oo dumarka hindidu qaataan oo guntiin…saariqQof wax xada; tuug.saarnaanld saar-naansho.saarnaansho/dh ld saarnaan.sabarad

