Qaamuuska Asalka
saanqaadid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld saan-qaad¹ (3).
Erayo la-mid ah
saan1. Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da. 2. Tillaabo. 3. …saanacQof farsamo yaqaan ah.saanadXabbadaha buntuqa laga rido oo lagu dagaalamo; ra-saas.saanaho1. Qof balaayo dhaxalsiin. 2. Qof uurka cadaawad ugu hayn.saancad/dh (-dyo, m.dh) ld saancaddaale; saancaddo.saancaddaaleQof nasiib xun (tag xun); bacaw. ld saancad (1).saancadde1. Qof cago cad. 2. Qumay.saancaddoTagxumo; nasiibdarro. ld saancad (2).

