Qaamuuska Asalka
saancad
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh (-dyo, m.dh) ld saancaddaale; saancaddo.
Erayo la-mid ah
saan1. Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da. 2. Tillaabo. 3. …saanacQof farsamo yaqaan ah.saanadXabbadaha buntuqa laga rido oo lagu dagaalamo; ra-saas.saanaho1. Qof balaayo dhaxalsiin. 2. Qof uurka cadaawad ugu hayn.saancaddaaleQof nasiib xun (tag xun); bacaw. ld saancad (1).saancadde1. Qof cago cad. 2. Qumay.saancaddoTagxumo; nasiibdarro. ld saancad (2).saandambee1. Tallaabo gaabin. 2. Ka s.: cid lala socday in yar dib uga…

