Qaamuuska Asalka
riiraxyo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qufac badan oo isdabajoogo oo ka dhasha xadanto ku dhacda hunguri cadka. ld riiraxanyo.
Erayo la-mid ah
riir1. Googo' laga jaro weel, maro si afkeedu u sinnaado. 2. Cay…riirWeel, maro iwm afkooda wax ka jarjarid si uu u sinnaado.riiranWeel, maro iwm wax la riiray ahaansho.riiraxyooQof riiraxyo dareemid. ld riiraxanyoo.riiraxyoodld rii-raxanyood.riire1. Nagaar udgoon oo sida reexaanta subagga lagu shiilo. 2. Q…riirnaanld riirnaansho.riirnaansho/dh ld riirnaan.

