Qaamuuska Asalka
riir
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Googo' laga jaro weel, maro si afkeedu u sinnaado. 2. Cayil ay keento dhalid la'aantu.
Erayo la-mid ah
riiranWeel, maro iwm wax la riiray ahaansho.riiraxyoQufac badan oo isdabajoogo oo ka dhasha xadanto ku dhacda hu…riiraxyooQof riiraxyo dareemid. ld riiraxanyoo.riiraxyoodld rii-raxanyood.riire1. Nagaar udgoon oo sida reexaanta subagga lagu shiilo. 2. Q…riirnaanld riirnaansho.riirnaansho/dh ld riirnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
