Qaamuuska Asalka
rigrigo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. ld rigrig 1. Tolmo isdhaafdhaafsan oo weelka afkiisa lagu sameeyo si dilaaca looga ilaaliyo. 2. Dagaal weyn oo lagu hoobtay.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
