Afsoomali.com
Home
Vocabulary
Urban
Translation
Contribute
Analytics
Sign In
Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Theme
🌙 Dark
Sign In / Register
Qaamuuska Asalka
rigrig
Magac
Lafdheeri
Macnaha
Tolmo lagu celceliyo, la adkeeyo. ld rigrigo.
← Dib u noqo
✏ Suggest a Correction
Erayo la-mid ah
rigrigan
Wax rigrig lagu tolay ahaansho (weel).
rigrigee
Weel rigrigo u yeelid.
rigrignaan
ld rigrig- naansho.
rigrignaansho
/dh ld rigrignaan.
rigrigo
1. ld rigrig 1. Tolmo isdhaafdhaafsan oo weelka afkiisa lagu…
rigrigo
Weel rigrig ku tolasho.
Erayga Manta
baanise
1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…