Qaamuuska Asalka
rakaado
(-aatay, -aadatay)Falmg3
Macnaha
Xoolo biyo ka kamiin jabiyey mar labaad cabbid.
Erayo la-mid ah
rakaab1. Bir ka lalmata kooraha labadiisa dhinac midkood. 2. Qoryo…rakaabsashold rakaabsad, rakaabsi.rakaabso1. Rakaab gaadiid ku rarasho. 2. Qof gaadiid fuulid.rakaadXoolo biyo cabbiddooda ka kamiin jabay marka labaad ee ay ku…rakaad1. Muddo hal seken ah inta hir ee ka gudba bar. 2. Inta walh…rakaad(fiis.) Summad f. Dhakhsaha celcelinta dhacdo hable. Tirada …rakaad4Xoolo biya cabbay mar kale ka dherjin.rakaadidld rakaad¹, rakaadin, rakaadis.

