Qaamuuska Asalka
rakaabso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
1. Rakaab gaadiid ku rarasho. 2. Qof gaadiid fuulid.
Erayo la-mid ah
rakaab1. Bir ka lalmata kooraha labadiisa dhinac midkood. 2. Qoryo…rakaabsashold rakaabsad, rakaabsi.rakaadXoolo biyo cabbiddooda ka kamiin jabay marka labaad ee ay ku…rakaad1. Muddo hal seken ah inta hir ee ka gudba bar. 2. Inta walh…rakaad(fiis.) Summad f. Dhakhsaha celcelinta dhacdo hable. Tirada …rakaad4Xoolo biya cabbay mar kale ka dherjin.rakaadidld rakaad¹, rakaadin, rakaadis.rakaadisraqiisin

