Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

rah

(c.nafl.)
MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

Berribiyood aan lahayn dabo, leh laba lugood oo ka dhaadheer kuwa hore, boodboodka ku socda, marka uu biyo ku dhex jirana sameeya dhawaaq badan, xubno cad oo adagna qawlallada ku yeesha. ld rake.

Erayo la-mid ah

rahaamadHanti laga sii hayo cid wax amaahatay. ld rahan².rahaamad(dhaq.) Lacag, dahab, guri ama dhul rahan ahaan loo dhigo ma…rahaamadCid wax amaahatay damaanad dhigid.rahaamadanShay wax rahmad loo haysto ahaansho.rahaamadnaanld rahaamadnaansho.rahaamadnaansho/dh ld rahaamad-naan.rahaamadoHanti rahan ahaan u dhiibasho.rahanCagaar badan oo ka baxa meel roob ku da'ay.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms