Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

rahaamad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay. ld rahan².

Erayo la-mid ah

rahaamadanShay wax rahmad loo haysto ahaansho.rahaamadnaanld rahaamadnaansho.rahaamadnaansho/dh ld rahaamad-naan.rahaamadoHanti rahan ahaan u dhiibasho.rahanCagaar badan oo ka baxa meel roob ku da'ay.rahan1. Hanti curaar ahaan u dhiibid. 2. Arrin ka hadalkeeda dib …
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms