Qaamuuska Asalka
rafaasad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qalab ka kooban carrabbo xalxalleefsan oo si gaar ah isugu rakiban, wareega oo maraakiibta iyo dayaaradaha dhaqaajiya.
Erayo la-mid ah
rafaadDhib badan oo nafleydu kala kulanto nolosheeda.rafaadNafley, dhib badan la kulmid.rafaadiNafley rafaad badid.rafaadsanNalfey rafaad hayo ahaansho.rahaamad²rafaadsanaanld ra-faasanaansho.rafaadsanaansho/dh ld rafaadsanaan.rafaajiCajiin, dhoobo iwm oo qoyan gacan ku qasid. ld rafaaq², rifa…rafaajinld rafaaq¹, rafaaqid, rifaaqid.

